Taliska ciidanka mujaahidiinta ayaa faahfaahin ka bixiyay weerar ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay ay ku beegsadeen farsiin ciidan oo maleeshiyaadka Riddada ashahaada la dirirka ah, gaar ahaan kuwa murtazaqada u ah dowladda Imaaraadka ay ku leeyihiin degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho, halkaas oo khasaare laxaad leh lagu gaarsiiyay Riddada.
Taliska ciidanka ayaa xaqiijiyay in weerarka cagmarinta ah oo u dhacay sidii loo qorsheeyay Allah fadligiis lagu dilay 6 xubnood oo ka mid ahaa maleeshiyaadka murtadiinta, halka lagu dhaawacay saddex askari oo kale, 7 qori oo uu ku jiro qori BKM ah ayayna gacanta ku dhigeen ciidamada mujaahidiinta, waxaana xubnaha Riddada ee la dilay ka mid ahaa taliyihii haystay fariisinka cagta la mariyay, kaas oo ay inbadan ku raad-joogeen mujaahidiintu.
Halkan Ka Degso Bayaanka Taliska Ciidanka Mujaahidiinta Oo PDF Ah.
Ama Hoos Ka Akhriso.