Joornaalka Afka dheer ee Washington Post ee laga leeyahay Mareykanka ayaa soo daabacay Warbixin dheer oo cinwaan looga dhigay “Tani waa sababta aanay Al-Shabaab u burbureynin Waqti Dhow” taas oo lagu falanqeynayo awoodda iyo waxqabadka dowladnimo ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Warbixintan waxaa qortay Tricia Bacon, oo ah Professor Caawiye ka ah Jaamacada Mareykanka, horay u ahayd falanqeeya arimaha ‘argigixisada’ u qaabilsanaa Xafiiska sirdoonka iyo baaritaanada ee wazaarada arimaha dibadda Mareykanka.
Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Oo Dhameystiran Oo Maqal Ah.
Calamada.com