Wararka ka imaanaya dalka Kenya waxey sheegayaan inuu baqtiyay waziirkii arimaha gudaha iyo amniga dowlada Nasaarada Kenya kaasi oo lagu magacaabi jiray Joseph Nkaissery.
Waziirka ayaa la xaqiijiyay inuu ku dhintay Isbitaal lagu magacaabo Karen oo ku yaala Kenya kaasi oo la xaqiijiyay in waziirka baaritaan guud oo dhanka caafimaadka ah u tagay.
Warbaahinta Kenya ayaa si toos ah u baahisay dhimashada Waziirkii Amniga Kenya kaasi oo shalay ka qeyb galay banaanbax ka dhacay gudaha dalkaasi,iyadoona xalay kadis ay noqotay dhimashadiisa.
Ninkan baqtiyay ayaa xilkan Wasiirnimada ah soo hayay Afartii sano ee u dambeysay,waxa uu dowlada Kenya u qaabilsanaay la dagaalanka waxa loogu yeero Argagaxisada oo ah dagaal ka dhanka ah dadka Muslimiinta.
Labo maalin ka hor ayeey aheed markii sidoo kale uu baqtiyay Gaalkii mas,uulka ka ahaa xasuuqii Muslimiinta sanadii 1980-kii loogu geystay magaalada Gaarisa ninkaas oo lagu magacaabi jiray GG Kariuki.
Calamada.com
allahu akbar halag allahakurido intasoharteyna allahadhameyo madaxya weynta galada