Wararka ka imaanaya gobalka Gedo oo dhaca dhanka Konfur Galbeed dalka Somaliya waxey sheegayaan in qaraxa culus lala beegsaday kolanyo gaadiid ah oo ay la socdeen Waziiro iyo saraakiil ka tirsan maamulka gaala raaca Axmed Madoobe.
Kolanyada qaraxa lala beegsaday waxey kasoo baxeen degmada luuq iyagoona ku sii jeeday dhanka degmada Doolow’iyadoona qaraxa uu sigaar ah kaga dhacay deegaan lagu magacaabo Shaatilow.
Qaraxa oo ahaa mid aad u xoogan waxaa si gaar ah loola beegsaday gaarigii uu la socday waziirka Amniga maamulka Axmed Madoobe kaasi oo lagu magacaabo Cabdi Rashiid Janan.
Gaariga Waziirka ayaa gabi ahaan barburay balse lama xaqiijin in waziirka uu dhintay ama uu dhaawac yahay.
Lasoco Waxii Kusoo Kordha.
Calamada.com
allahu akbar walillahilxamdu allahayow ugargar mujahidinta utagan difaca dintada allahayow jab iyo babakurid kufarta iyo murtadinta amiiiiiiin