Ciidamada mujaahidiinta jamaacada Nusratul islaam wal-muslimiin waxay weerar culus oo toos ah ku qaadeen saldhig ciidan oo maleeshiyaadka murtadiinta Burkina Faso ay kaga suganyihiin gobolka Bolsaa, halkaas oo askar lagu dilay halka kuwa kalena lagu dhaawacay.
Bayaan kooban oo mujaahidiintu ay faafiyeen ayaa lagu sheegay in weerarka oo ahaa mid qorsheysan lagu beegsaday saldhigga ciidamada Burkina Faso ee ku yaal deegaanka Boko ee dhaca gobolka Bolssa, Weerarkan waxay mujaahidiintu Allaah fadligiis xaqiijiyeen in lagu dilay 10 askari oo murtadiin ah.
Sidoo kale waxay mujaahidiintu xaqiijiyeen in weerarkaasi lagu soo qaniimeystay hub kala duwan oo ay ka mid yihiin qoryo dhashiike ah, RPG, PK, 32 qori oo AK47 ah iyo 12 mooto iyo sanaadiiq rassaas.
Howlgalkan barakaysan waxay sidoo kale ciidamada mujaahidiintu kusoo furteen diyaarad nooca drone-ka ah, iyo agabyo kale oo ay ka carareen ciidamada Riddada Burkiiniyiinta.
Hoos Ka Daawo Qaniimada.