Wararka ka imaanaya Wilaayada Hiiraan ee Bartamaha Dalka Soomaaliya ayaa ku waramaya in ciidamada Murtadiinta Jabuuti khasaare culus lagu gaarsiiyay howlgallo lagula beegsaday Wilaayadaasi.
Saddex qarax oo aad u culus ayaa lagu weeraray Ciidamada Jabuuti ee duulaanka ku jooga degmada Jalalaqsi, waxaana gaaray khasaare nafeed oo aad u badan, Waxa ayna weeraradan ka dhaceen duleedka Jalalaqsi.
Inta la xaqiijiyay (13) Saddex Iyo Toban askari Jabuutiyaan ayaa ku dhintay qaraxyadaas, waxaana goobta lagu gubay gaari nooca Tawga ah, Kaas oo gebi ahaanba basbeelay.
Qaraxyadan ayaa kusoo aaday, iyadoo maanta ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay weerareen Ciidamada Jabuuti ee heysta Jalalaqsi, waxaana dharbaaxshadan ay noqoneysa tii ugu cusleyd ee maalmahan la gaarsiiyo Jabuutiyaanka.
Sidoo kale weerar khasaara culus lagu gaarsiiyay Maleeshiyaatka Maamulka Gaala raaca Hirshabeelle ayaa ka dhacay isla duleedka degmada Jalalaqsi ee Wilaayada Hiiraan.