Dagaalkan ayaa ka dambeeeyey ka dib markii ciidamo ka tirsan mujaahidiinta ay weerar ku qaadeen fariisin maleeshiyaadka murtadiinta ay ku leeyihiin deegaanka miir taqwa ee dhaca wilaayada shabeelaha dhaxe.
Mujaahidiinta ayaa dhowr jiho ka weerarey xerada maleeshiyaadka murtadiinta waxaana goobta ka dhacay dagaal mudo socdey oo la isku weedaarsadey hubka nocyadiisa kala duwan.
Saraakiisha ciidanka mujaahidiinta ayaa andalus u xaqiijiyey in weerarakaasi lagu qaadey saldhiga murtadiinta ee deegaanka Miirtaqwa uu udhacay sidii loo qorsheeyey isla markaana cadowga lagu gaarsiiyey qasaare isugu jira dhimasho.
Inta la xaqiijiyey hal askari ayaa maleeshiyadka murtadiinta looga diley iyo dhaawaca labo kale iyadoo laga soo furtey sadex qori oo ay kaga carareen goobta dagaalka.
Mujaahidinta oo soo xaqiijiyey hadafka duulaankod ayaa dib kaga soo laabtey goobta iyagoo bad qaba watan qanimoqaniimo iyo guul ay ka soo hooyeen duulaankooda.
Deegaanka miir taqwa ayaa dhoor jeeer sidan oo kal emarti geliyey weeraro cadowga lagu dhiig bixiyey.
Xigasho Radio Andalus.
Calamada.com