Wararka ka imaanaya dhulka hooyada Jihaadka Afghanistan waxey sheegayaan in weerar culus oo khasaara lagu gaarsiiyay maleeshiyaatka maamulka daba dhilifka Kaabul uu ka dhacay degmada Trincott ee Wilaayada Aruzjaan ee bartamaha dalka Afghanistan.
Weerarka ayaa yimid kadib markii ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan weerar culus ku qaadeen saldhig maleeshiyaatka maamulka Ridada Afghanistan ay ka samesteen degmadaasi.
Warbaahinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa baahisay in weerarkaasi dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen ugu yaraan 15 isugu jirta saraakiil iyo maleeshiyaat ka tirsan maamulka Murtad Ashraf Gani.
Saddex maalin ka hor ayeey aheed markii ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan Weerar ay ku qaadeen saldhig maleeshiyaatka Murtadiinta Afghanistan ka sameysteen Wilaayada Gazni oo dhacda bartamaha dalka Afghanistan weerarkaasi oo dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen 70 isugu jirta saraakiil iyo maleeshiyaat ka tirsan maamulka daba dhilifka Kaabul.
Calamada.com