Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey weerar qorsheysan ku qaadeen Deegaanka Makuudo ee duleedka magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay.
Deegaanka la weeraray waxaa bar controol u yaalaa maleeshiyaatka maamulka Gaala raaca Shariif Sakiin,iyadoo faahfaahin laga helayo dagaalkaasi.
Inta la xaqiijiyay weerarkan waxaa lagu dilay Shan askari oo ka tirsan maleeshiyaatka Murtad Shariif Sakiin,sidoo kale ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo qaniimeystay Saddex qori iyo Booshashkooda oo ay lahaayeen maleeshiyaatka Shariif Sakiin ee halkaasi lagu weeraray.
Weerarkan ayaa kusoo aadaya xilli ciidamada Mujaahidiinta Alshabaab weerar ay ka fuliyeen duleedka degmada Jowhar ee xarunta gobalka Shabeelada dhexe ay ku dileen saddex askari oo ka tirsan maamulka gaala raaca Hirshabeelle kana qaateen Labo qori iyo booshashkooda.
Calamada.com