Ciidamada mujaahidiinta ee ka howlgala wilaayada Galgaduud waxay maanta weerar culus oo kammiin ah u dhigeen maleeshiyaad murtadiin ah, gaar ahaa kuwa isku magacaabau (Gorgor), halkaas oo askar looga dilay maleeshiyada Riddada.
Weerarkaan jidgalka ah oo si gaar ah uga dhacay deegaanka Xuseen Cageey ee dhaca duleedka Masagawaay waxaa maleeshiyaadka Riddada looga dilay 2 askari oo murtadiin ah, halka sidoo kale lagu dhaawacay 2 kale.
Ciidamada mujaahidiintu waxay sidoo kale weerarkaasi kusoo furteen 2 qori oo kala ah qori Zaban ah iyo qori Faal ah, oo maleeshiyaadka Riddada ay kaga carareen fagaaraha dagaalka.