Ciidamada mujaahidiinta ee ka howlgala wilaayada Galgaduud, ee dhacda bartamaha Soomaaliya ayaa maanta weerar kammiin ah u dhigay maleeshiyaad murtadiin ah oo ku socdaalayay inta u dhaxaysa degmada Ceeldheer iyo deegaanka Masagawaay ee wilaayada Galgaduud.
Weerarkaasi oo ahaa mid si heer sare ah loo qorsheeyay waxay Allaah fadligiis mujaahidiintu ku dileen hal askari oo murtad ah, kaasi oo lagu magacaabi jiray Yaasiin Xasan Feyleey, waxayna ciidamada mujaahidiintu murtadkaasi kasoo qaniimeysteen qorigii iyo boosh-kii uu ku hubeysnaa.
Saacadihii lasoo dhaafay ayay ahayd markii weerar kamiin ah oo kan la mid ah ay mujaahidiintu u dhigeen kolnyo saliibiyiin Kenyaan ah oo ku socdaalayay inta u dhaxeysa Ijaara iyo deegaanka Sangooley ee gobalka Gaarisa, halkaas oo kuffaarta looga gubay hal gaari oo Kooyal ah, halka dhimasho iyo dhaawac ay noqdeen askar ka tirsan kuffaarta Kenya.