Ciidamo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo si aad ah u qalabaysan ayaa weerar culus ku qaaday wasaaradda gaashaandhigga dowlada Ridada federaalka ee magaalada Muqdisho.
Xaruntan ayaa waxaa laga weeraray dhowr jiho iyadoo xaafado badan oo ka tirsan Dayniile iyo Hodan si aad ah looga maqlayay hubka la isku adeegsanayay.
Inta badan waxaa xarunta lala beegsanayay hub culus halkaasoo ay deggan yihiin saraakiisha ugu sarreysa dowlada federaalka.
Wararkii ugu dambeeyay waxey xaqiijinayaan in dagaalkaas lagu dilay Labo askari oo ka tirsan kooxda Ridada sidoo kalane lagu dhaawacay saraakiil iyo askar isla Murtadiinta ah.
Gaadiidka Gurmadka ah deg dega oo dagaalka kadib soo gaaray dhismaha wazaarada gaashaandhiga ayaa goobta ka daabulay saraakiishii iyo askartii kooxda Ridada ee ku dhaawacmay dagaalkaas.