Ciidamada mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay weerar culus oo dhabbagal ah u dhigeen kolonyo ciidamo ah oo ka tirsan saliibiyiinta Kenya, kuwaasi oo ku socdaalayay halka loo yaqaan Waraha-qarsoon ee dhaca degmada Faafi ee gobalka Gaarisa dhulka NFD ee ku hoosjira gumeysiga Kenya.
Saraakiisha ciidamada mujaahidiintu waxay Andalus u xaqiijiyeen in howlgalkan jidgalka ah lagu dilay laba askari oo ka tirsanaa saliibiyiinta Kenya, halka ay ku dhaawacmeen laba kale, waxayna mujaahidiintu Allaah fadligiis halkaasi ku gubeen saddex gaari oo kala ahaa laba Kooyal ah iyo mid Sagsiid ah, gaadiidka Koolyalka ee la gubay waxaa mid ka mid ah ku rakibnaa qori, waxaana ilo wareedyo xog-ogaal ah inoo xaqiijiyeen in diyaarad nooca helicopter-ka ah ay dhowr jeer goobta soo caga dhigatay, halkaasna ka daabushay bakhtiyada iyo dhaawacyada saliibiyiinta Kenya.
Dhanka kale waxay ciidamada mujaahidiinta ee ka jihaada wilaayada Hiiraan weeraro isugu jira kammiin iyo qarax galabta la beegsadeen maleeshiyaad murtadiin ah oo ku socdaalayay deegaanka Beera-yabaal ee duleedka degmada Buulaburde, inta la xaqiijiyay waxaa howlgalkaasi ku dhaawacmay hal askari, halka ay jiraan tiro dhimasho ah.