Ciidamada mujaahidiinta ee ka jihaada gobolka Laamu ee muslimiintu leeyihiin balse kenya xoogga ku haysato, waxey dagaal culus ku qaadeen saldhigga ciidanka Kuffaarta Kenya ee deegaanka Kiyunga ee ka tirsan gobalkaasi, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal xoogan oo ay maamulkiisu hayeen mujaahidiintu.
Inta la xaqiijiyay waxaa weerarkan abaabulan lagu dilay ugu yaraan hal askari ooka tirsan ciidamada kuffaarta Kenya, kaasi oo ka mid ahaa ciidanka lagu weeraray saldhiggaasi ciidan, waxay sidoo kale ciidanka mujaahidiintu Allah fadligiis gubeen matoorkii korontada.
Dhanka kale, waxay ciiidamada mujaahidiinta ee ka howlgala xuduud beenaadka weerareen saldhig maleeshiyaad murtadiin Soomaali ah oo daacad u ah dowladda saliibiyadda Kenya ay kaga suganyihiin duleedka deegaanka Kaambooni, xog faahfaahsan lagama helin weerarkaasi.