Weerar xooggan oo saaka aroortii hore ka dhacay magaalada Boosaaso ayaa lagu dilay mas’uul sare oo katirsanaa shirkad Ajnabi ah.
Wararka ka imaanaya xarunta gobolka Bari ayaa xaqiijinaya in weerar aad u qorshaysan lagu dilay Nin Kirishtaan ah oo madax u ahaa shirkadda DP ee dowladda Imaaraatka Carabta.
Ninkankan oo lagu magacaabo Paul anthony Fermosa ayaa la xaqiijiyay in lagu dhax toogtay Marsada caalamiga magaalada Boosaaso.
Lasoco Waxii Kusoo Kordha.
Calamada.com