Wararka ka imaanaya dalka Afghanistan waxey sheegayaan in galinkii dambe ee maanta weerar Naf hurnimo ah uu ka dhacay qeybo ka mid ah gobalka Qandahaar ee Konfurta dalka Afghanistan.
Weerarkan Naf hurnimada ah waxaa lala beegsaday kolanyo ciidan oo Nasaarada Mareykanka ah,iyadoona faah faahino ay kasoo baxayaan weerarkasi.
Camaliyaddan Istish-haadiyada ah waxaa fuliyay Mujaahid lagu magacaabo Maxamuud oo deegaan ahaan kasoo jeeda gobalka Qandahaar waxeyna Camaliyaddan si gaar ah kaga dhacday agagaarka garoonka diyaaradaha Qandahaar ee duleedka degmada Daamaan ee gobalka Qandahaar.
War rasmi ah oo kasoo baxay Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa lagu xaqiijiyay in camaliyaddan lagu dilay Todabo askari oo American ah laguna burburiyay gaari Taangi sidoo kale waxaa camaliyaddan ku dhaawacmay tiro kale oo askarta Mareykanka ah.
Camaliyaddan Istish-haadiyada ah ayaa noqoneysa middii Saddexaad oo muddo Todobaad ah lala beegsado ciidamada Mareykanka ee duulaanka ku jooga dalka Afghanistan waxaa Labadii Camaliyadood ee Tan ka horeysay oo ka wada dhacay gobalka degmada Bagram ee Waqooyga Afghanistan waxaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday ku dhawaad Konton askari oo American ah.
Halkan Ka Akhriso Bayaanka Imaarada Ee Camaliyadan Oo Carabi Ah.
Calamada.com