Wararka ka imaanaya degmada Wajeer oo ka mid ah dhulka Kenya xooga kaga heysato Somalia waxey sheegayaan in duleedka degmadaas uu ka dhacay weerar qorsheysan.
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa duleedka degmadaas ka fuliyay howlgal gaar ah oo ay ku beegsadeen askarta dowladda Saliibiyadda Kenya.
Inta la xaqiijiyay waxey Mujaahidiinta weerarkaas ku dileen Lix askari oo Saliibiyiinta Kenya ah waxeyna soo ganiimeysteen Shan qori oo ah noocyada AK47 ah.
Howlgalkan gaarka ah ee ka dhacay duleedka degmada Wajeer waxa uu kusoo aadayaa xilli saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Mujaahidiinta sidoo kale dagaal toos ah ay ku qaadeen saldhiga Saliibiyiinta Kenya ay ka sameysteen deegaanka Qooqaani ee Jubbada hoose.
Dagaalka ka dhacay deegaanka Qooqaani ayaa sababay khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed oo soo gaartay askarta Saliibiyiinta Kenya.
Calamada.com