1 thought on “Weeraro Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Gobalo Ka Tirsan Kenya.

  1. Kibir kiyo is qaad qaadki hore Kiinya way diiya
    Kafan naxash ladhigay inay tohoo aan kawaamayno
    Kudhaa iyo kismaanyaanu tagi kiinya way diiya
    Kadeed iyo halaag inay dhax leen kiinya way diiya
    Kaaraan wataa iyo hub culus kooyl iyo faaraw
    Kamiinada shabaab kama ay celin kaafir layn tiise
    Kajoog maalin tii lagu laha kari ad may saane
    Kirstiyo falaasha lahaa waan ku kaalmayne
    Cali marku kafiirsda lahaa maysan kaafiyine
    Kuukuuyo qurun lay sidaa loo kadeedaayo
    kash kaan uga qabaw saday in badan kiinya waxa gaaray

Comments are closed.