Ciidamada mujaahidiinta ee ka jihaada dhulka NFD ee ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya waxay weerar abaabulan ku qaadeen saldhigga maleeshiyaad Soomaali murtadiin ah oo hoostaga dowladda kaafiradda ah ee Kenya ay kaga sugnaayeen deegaanka Biyo Madoobe oo dhaca duleedka degmada Faafi ee gobalka Gaarissa.
Saraakiil ka tirsan ciidamada mujaahidiinta waxay Andalus u xaqiijiyeen in weerarkaas lagu dilay 1 askari oo murtad ah, waxayna ciidamada mujaahidiintu gacanta ku dhigeen qorigii uu ku hubeysnaa askarigaasi la dilay, waxaa sidoo kale la xaqiijiyay in weerarkaas lagu dhaawacay 2 askari oo murtadiin ah.
Dhanka Sh/hoose ee dhaca koonfurta Soomaaliya waxay ciidamada mujaahidiintu dagaal culus ku qaadeen xerada ciidanka kuffaarta Afrikaanta gaar ahaan kuwa Uganda iyo saldhigga maleeshiyaadka Riddada ay kaga suganyihiin degmada Qoryooley, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal culus oo in muda ah socday, waxayna mujaahidiintu markii ay gaareen hadafkooda ka dib, dib ugu soo laabteen goobihii ay ka duullaan tageen.
Waxay sidoo kale ciidamada mujaahidiintu weerar culus ku mireen saldhigga maleeshiyaadka Riddada ee degmada Jannaale, dagaal culus oo u dhaxeeyay xaqqa iyo baadilka ayaana gudaha saldhiggaasi ku dhexmaray mujaahidiinta iyo maleeshiyaadka murtadiinta.