Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey saacadihii lasoo dhaafay howlgalo kala duwan ka kala fuliyeen qeybo ka mid ah Wilaayaatka Banaadir iyo Shabeelada hoose.
Howlgalka hore oo qarax ah waxaa lala beegsaday isgoyska Howlwadaag goob ay ku sugnaayeen maleeshiyaatka kooxda Ridada Somalia, Waxa uu qaraxan sababay khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed oo soo gaartay Murtadiinta.
Dhanka Wilaayada Shabeelada hoose waxey ciidamada Mujaahidiinta dagaallo saf ballaaran ah ku qaadeen saldhigyada ciidamada Kufaarta Afrikaanta iyo maleeshiyaatka Murtadiinta ay ka kala sameysteen degmada Jannaale iyo halka loo yaqaano Mashalaay oo dhacda duleedka degmada Qoryooley.
Wararkii ugu dambeeyay waxey xaqiijinayaan in dagaaladaas ay sababeen dhimashada iyo dhaawaca tiro askar ah oo isugu jirta Kufaarta iyo kuwa kooxda Ridada.
Labo Maalin ka hor ayeey aheed markii qarax ka dhacay duleedka magaalada Marka lagu gubay gaari Xamuul ah laguna dilay Saddex askari oo ah kuwa Kufaarta Uganda waxaana ku dhaawacmay hal askari oo isla Yugandheyska ah.
Calamada.com