Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey weeraro kala duwan oo isugu jiro dagaallo iyo qarax ka kala fuliyeen qeybo ka mid ah gobalada Bari,Shabeelada hoose iyo Jubbooyinka.
Dhanka gobalka Bari waxey ciidamada Mujaahidiinta dagaal toos ah ku qaadeen saldhig maleeshiyaatka maamulka Ashahaado la diririka isku magacaabay Puntland ay ka sameysteen inta u dhaxeysa deegaanada Galgalo iyo Balli-khadar ee duleedka magaalada Boosaaso.
Inta la xaqiijiyay Mujaahidiinta waxey dagaalka ku dileen Labo askari oo ka tirsan maleeshiyaatka Ashahaado la dirirka Puntland waxeyna ku dhaawaceen Labo askari oo ah isla maleeshiyaatka Murtadiinta Puntland.
Dhanka Wilaayada Shabeelada hoose waxey ciidamada Mujaahidiinta dagaal toos ah ku qaadeen saldhigyada maleeshiyaatka Ridada ay ka kala sameysteen deegaanada Sabiid iyo Awdheegle, Waxaa jirto khasaara maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka lagu gaarsiiyay dagaaladaas.
Isla Wilaayada Shabeelada hoose waxey ciidamada Mujaahidiinta qarax la beegsadeen Mooto ay la socdeen Labo askari oo Murtadiinta ah, Waxaa qaraxa ku baqtiyay hal askari Mootadiina weey burburtay.
Dhanka Wilaayada Jubbooyinka waxey ciidamada Mujaahidiinta dagaal toos ah ku qaadeen saldhiga askarta Saliibiyiinta Kenya ay ka sameysteen degmada Afmadow ee Jubbada hoose.
Dagaalkan oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa sababay khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed oo soo gaartay askarta Saliibiyiinta Kenya ee duulaanka ku joogta degmadaas.
Calamada.com
Dhiig bixiya dhidir nala coliyo waa dhabtii cadawe
Dhalyo iyo qaraabiyo manihin dhalad sokee yaahe
Diin naga dhexee yana majiro gaalka dhoor kalahe
Dhulka markad kujiidaan markay dhimasha dood yeerto
Markuu dhawr ka gawroco shabaab yaan dhab farax naaye
Qalbigaan dhabtii kala jiraa dhalin yartee niiye
Hay din dhawro rabigay kufriga waa dhibay saane
Zandiiq dhuuni raaciyo wadaad dheef yar loo sheegay
Ama dhimirka beelaan lahayn dhugiyo iimaane
Dhaxal kii rasuul kaad wadaan salafki dhawraaye
Dhulka aanu leenahay xaqiiq loo dhowaan waaye
Ku dhibtoode gaaladi waxay dhaca ismoo deene
Rabigay hadhawree ragaan dheelin baa kacaye
Oo dhuunta jaray gaaladiyo dhuuni raac yadiye
Nin kastoon dhan kiin aan ahayn doqon dhag wayn weeye
Waa ruux dhugtiyo dhimirka iyo laabtu ay dhimatay
Waa uun dhab qalaliyo safiih diinta aan dhuuxin
Waa uun dhab caaliyo bakhayl dheef yar gaal siiyey
Waa ninu dhabtii cadaw hantiyey oo dhabaha seejey
Rabi hay din dhawree kufriga dhiigi quba maanta
Rabi hay din dhawree sharciga dhidibadaw aasa
Rabi hay din dhawree shacbiga dhawra sharaf tiisa
Maatida dhaqaa leeya iyo dhaaxo kuwa liita
Dhulka Eebahay haw jaree gaal dhiboo laaya
Dhuuni raaca Ictisaamahee dhiibay sharaf tiisa
Ku dhalaaliyoo adiladiyo diinta dhabu sheega
Shubahay la dhuutay nayee dhaqa nijaas tiisa
Soo dhaweeya culumada dhab taa oon is dhiibay nin
U dhimriyo miskiin kiyo nin kay xaajo dhaba hayso
Dhulka waad difaac deen cadlina waad ku dhaqay seene
Uga sii dhowaadoo garsoon hufan ku dheeraada
Afartaa dhabtii waxan jeclahay inan dhaha weeye
Inad abid ku dheertiin qalbigay oydan dhicin weeye