Rag hubeysan waxey qeybo ka mid ah degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ku dileen askari ka tirsan dowlada Ridada,iyadoona faahfaahin laga helayo dilka.
Dilkan waxa uu sigaar ah kaga dhacay xaafada Al-barako ee degmada Hodan,iyadoona askariga la dilay uu ka tirsanaay Nabadsugidda Murtadiinta.
Dhanka duleedka Muqdisho qarax ayaa lala beegsaday xarunta maamulka dowlada ugu magacabaana deegaanka Garasbaaley,waxa uu qaraxan sababay khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed oo soo gaartay maamulka deegaankaasi.
Qaraxa iyo dilka ka kala dhacay gudaha iyo duleedka Muqdisho waxaa Mas’uuliyadooda sheegtay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.