Faah Faahin Dheeraad Ah Ayaa Ka Soo Baxaysa Qarax Ey Ku Halaagsameen Saraakiil Kooxda Ridada Katirsan Oo Saacadihii La Soo Dhaafey Ka Dhacay Deegaanka Lanbar 60 Oo Katirsan Wilayada Shabellada Hoose.
Qaraxa Oo U Muuqdey Mid Goobta Horey Loogu Sii Diyaariyey Ayaa Waxaa Uu Asiibey Gaari Nooca Runetka Loo Yaqaano Ah Oo ay Wateen Saraakiil iyo Maleeshiyaad Murtadiinta Qeyb Ka Ah.
Saraakiisha Naftooda Ku Waayey Waxaa Kamid Ahaa Sarkaal Derajiisa lagu sheegey Kabtan Ciidan Ahaa Oo Magaciisa Lagu Soo Koobey Cali Dhuux iyo Laba Xidiglle Cabdul iyo Laba Askari Oo Kale Oo Gaariga La Saarnaa,
Waxaa Sidoo Kale Gebi Ahaanba Uu Qaraxu Bur Buriyey Gaarigii Ey Saarnaayeen Saraakiisha iyo Maleeshiyaadka,
Saacad Kadib Ayaa Waxaa Halkii Qaraxa Uu Ka Dhacay Soo Gaarey Maleeshiyaad Murtadiinta Kamid Ah Oo Halkaasi Ka Qaadey Saraakiishii iyo Maleeshiyaadkii Qaraxa Ku Hoobtey Meydadkooda,
Mujaahidiinta Ayaa Joogto Ka Dhigey Qaraxyada iyo Dagaalada Tooska Weerarada Kamaainada Ah Ee Cadowga Fariisimaha Ku leh Wilayada Shabelada Hoose Lgau Naafeeyo Taas Oo Keentey in Dhaq Dhaqaa Qooda Uu Yeraado,
Todobaadkan Gudihiisa Ayey Aheyd Markii Ciidamo Kuwa Kufaarta Afrikaanta Katirsan Qaraxyo Lagula Eegtey Isla Deegaanla Numbar 60 Xili Ey Halkaasi Ku Lugeynayeen Waxaana Qaraxyadaasi Askarta Gaalada Ah Ka Soo Gaarey Khasaair Dhimasho iyo Dhaawacba leh