Dhacdooyin xanuun badan ayaa laga soo diiwaan galiyay cisbitaalka magaalada Mandheera kaas oo ay gacanta ku hayso dawlada saliibiyada ah ee Kenya.
Shaqaalaha cisbitaalka ka shaqeeya ayaa ku kacaya falal fool xun iyagoo qofka bukaanka ah kala baxaya qaybaha ugu muhiimsan xubnaha jirkiisa, isagoo nool.
Mid ka mid ah ehellada bukaannadii lagala baxay qaybo ka mid ah xubnahooda ayaa warbaahinta uga warbixisay dhibaatada ay kala kulmeen cisbitaalka dowladda Kenya ee magaalada Mandheera.
Bulshada muslimiinta ah ee ku hoos jira gumaysiga dowlada Kenya ayaa markasta la kulmo dhacdooyin kuwaan ka xanuun badan , waana qayb kamid ah tacadiyada ay ku kacayaan shaqaalaha nasaarada Keenyaatiga ah ee xukumada saliibiyada ah ee Nayroobi ay ku deegaamaysay dhulalka muslimiinta.