Mujaahidiinta ayaa wali gacanta ku haya Hotel Villa Rossa oo kaabiga ku haya Madaxtooyada ridada, hotelkaasi oo ay deganaayeen madaxda ugu saraysa dowladda ridada ee xassan Sheekh,
Mujaahidiinta ayaa tan iyo xalay iska difaacayay weeraro kala duwan oo ay soo qaadeen ciidamada kala duwan ee murtadiinta iyo diyaaradaha oo kor ka taageerayay.
Waxa u dambeeyay weerar ballaaran oo saaka ay soo qaadeen oo ay ku jabeen isla markaana maydadkooda ay ka carareen, Mujaahidiinta ayaa ka furtay hubkii ay wateen, taasoo mujaahidiinta u sahlaysa in ay saacado dheeraad ah sii dagaalamaaan.
Halkan ka dhagayso mid ka mid ah ragga howlgalka ku jira.
Dhagayso Warbixinta Idaacadda Andalus.