Kooxda Riddada Soomaaliya ayaa xilka qaadis ku sameysay taliyihii waxay ugu yeereen booliska Riddada murtadka lagu magacaabo Maxamed Xassan Xijaar, ka dib markii uu faraha ka baxay amniga caasimadda ka dib markii ay Mujaahidiintu weerar ku qaadeen xarunta maamulka Riddada gobolka Banaadir.
Xilka qaadistan ay samaysay kooxda Riddada Soomaaliya waxaa si wadajir ah u ansixiyay waxay ugu yeeraan golaha waziirrada ee uu hoggaanka u hayo murtad Xamze Cabdi Barre, waxaana jagada taliyaha guud ee booliska Riddada ee laga eryayay murtad Xijaar loo magacaabay murtadka lagu magacaabo Sulub oo horay usoo noqday waziir xigeen ka tirsan Riddada.
Xilka qaadista lagu sameeyay Genaraal Xijaar ayaa timid maalmo uun ka dib, markii ay Mujaahidiintu howlgal xooggan oo Inqimaasi ah ku qaadeen xarunta maamulka Riddada gobolka Banaadir, sababta ugu wayn ee keentay xilka qaadista ayaana lagu sheegay amni xumada caasimadda.