Xildhibaan Maxamed Maxamuud oo ka tirsanaa baarlamaanka Riddada ayaa ku halaagsamay magaalada Muqdisho ka dib markii ay lasoo gudboonaadeen xaalado caafimaad.
Xildhibaankan murtadka ah waxaa geeridiisa xaqiijiyay guddoomiyaha golaha dawaaqiidda Riddada murtad Aadan Madoobe kaas oo qoraal uu soo saaray ku sheegay in xildhibaankan uu maalmihii u dambeeyay ku xanuunsanayay caasimadda.
Madaxa kooxda Riddada Soomaaliya murtad Xassan Gurguurte ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in ninkan uu ka mid ahaa xildhibaannada Riddada ee muddada dheer kusoo jiray golaha dawaaqiidda Riddada.