Magaalada Jowhar ee Wilaayada Shabeelada dhexe waxaa ka dhacay Labo qarax kuwaasi oo faahfaahin laga helayo.
Mid ka mid ah qaraxyadaas waxa uu ka dhacay saldhiga degmada Jowhar, Waxaa qaraxan ku dhaawacmay Afar Murtad oo kala ah Xildhibaan Abuukar oo ka tirsan maamulka Hirshabeelle, Gudoomiyaha Ridada ugu magacaaban deegaanka Ceelbaraf iyo Labo askari oo ka tirsan maleeshiyaatka Ridada.
Qaraxa kale waxa uu ka dhacay garoonka diyaaradaha degmada Jowhar waxa uu qaraxa haleelay oo uu burburiyay gaari Taw ah, Sidoo kale waxaa baqti iyo dhaawac ku noqday askartii Saliibiyiinta Burundi ee la socotay gaariga gaashaaman.
Qaraxyadan ka dhacay magaalada Jowhar ayaa kusoo aadaya xilli ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala Wilaayada Islaamiga Shabeelada dhexe ay sii kordhiyeen weerarada ka dhanka ah Kufaarta iyo Murtadiinta duulaanka ku joogto deegaano ka tirsan Shabeelada dhexe.
Calamada.com