Saacada Kooban gudahood waxaa maanta gudaha magaaladan Muqdisho ku dhintay Labo xildhibaan kuwaasi oo dhimashadooda faahfaahin laga helayo.
Labada Xildhibaan ee maanta ku baqtisay gudaha magaaladan Muqdisho waxaa mid ka mid ah lagu magacaabaa Axmed Mayoow Cabdulle kaasi oo ka tirsanaay xildhibaanada golaha dhawaaqiida maamulka Farmaajo ee fadhigiisu yahay magaaladan Muqdisho.
Murtadkan Xildhibaanka ah ayeey dhimashidiisu timid kadib markii si lama filaan ah Wadnaha u istaagay sidaasna uu ku quurbaxay.
Xildhibaanka Labaad ee dhintay ayaa lagu magacaabi jiray Khayre Maxamed Axmed oo ka mid ahaa xildhibaanada maamulka gaala raaca isku magacaabay Konfur Galbeed.
Xildhibaankan baqtiyay ayaa maalmihii lasoo dhaafay laga deyrinayay Xaaladdiisa kadib markii xanuun uu soo wajahay iyadoona ugu dambeyntii maanta uu xanuunkaasi ugu baqtiyay gudaha magaaladan Muqdisho.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.