Qaraxan oo ahaa mid dhawaaaqiisa laga maqlay qeybo ka mid ah xaafadaha magaalada Muqdisho waxaa soo baxayo faahfaahin ku aadan qaraxaasi.
Qaraxa waxa uu sigaar ah kaga dhacay gudaha xarunta Villa Baydhabo oo ah xarunta ugu weyn saraakiisha ugu sareysay maleeshiyaatka Milatariga dowlada Ridada.
Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoonyahay qaraxa ayaa haleelay gaari uu lahaa Taliyaha ciidamada ‘Xoogga’ Jeneraal Cabdi Wali waxaana jira khasaara dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhashay qaraxa.
Mas,uuliyadda qaraxan waxaa sheegtay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin,iyadoona qaraxan uu imaanayaa xilli maanta maleeshiyaatka dowlada gabi ahaan ay xireen waddooyinka ugu waaweyn uguna muhiimsan magaaalada Muqdisho.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.