Warar dheeraad ah waxaa laga helayaa weerar qorsheysan oo ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin la beegsadeen xarunta wasaaradaha arimaha dibadda federaalka ee magaaladan Muqdisho.
Labo qarax ayey Shabaabul Mujaahidiin xarunta wasaarada la beegsadeen, Iyadoona qaraxyada ay sababeen dhaawaca labo askari oo ka mid ah ilaalada xarunta wasaarada arimaha dibada Ridada.
Isla Magaaladan Muqdisho waxey Mujaahidiintu askar Murtadiin ah qarax kula beegsadeen isgoyska degmada Boondheere, Waxaa qaraxan ku dhaawacmay hal askari oo federaalka ah.
Sidoo kale ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxey habeenkii xalay dagaallo culus ku qaadeen fariisimaha Murtadiinta ee deegaanada Kaxda iyo Garasbaaley ee wada dhaca duleedka magaaladan Caasimada ah ee Muqdisho.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.