Howlgal qarax ah oo barakaysan ayay ciidamada mujaahidiintu maanta ka fuliyeen xad-beenaadka u dhaxeeya dalalka Soomaaliya iyo Kenya, kaasi oo lala beegsaday xubno gaalo Kenyaan ah oo ku sugnaa soohdin-beenaadkaasi.
Qaraxa ayaa si gaar ah kaga dhacay dhanka soohdin-beenaadka ka xigta magaalada Mandheera ee dhulka NFD, waxaana lala eegtay goob isku imaatin ah oo ay ku sugnaayeen xubno gaalo Kenyaan ah, waxaana qaraxaasi ku dhintay 6 gaal oo Kenyaan ah, halka ay ku dhaawacmeen 5 kale.
Dhanka kale, howlgal qarax ah ayay ciidamada mujaahidiintu caawa ka fuliyeen gudaha magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, qaraxyada oo gaaraya ilaa laba qarax ayaa lagu beegsaday xero ciidan oo maleeshiyaadka murtadiinta ay ku leeyihiin galbeedka Beladweyne, khasaare gaaray maleeshiyada Riddada ayaana jira.
Dhanka Galgaduud, waxay ciidamada mujaahidiintu weerar kamiin ah la beegsadeen maleeshiyaad murtadiin ah, kuwaas oo marayey duleedka deegaanka Masagawaay ee dhaca wilaayadda islaamiga ah ee Galgaduud, khasaarena waa jiraa.