Dilalkan qorsheysan ee ka kala dhacay gudaha iyo duleedka magaalada Muqdisho waxaa lala beegsaday Askari ka tirsan maleeshiyaatka dowladda Ridada iyo Mid ka mid ah Ergadii wax kasoo dhistay Xildhibaanada.
Askariga la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Yare, waxeyna ciidamada Shabaabul Mujaahidiin askarigaas ku dileen deegaanka Weydow ee duleedka Muqdisho.
Dilka labaad ayaa ka dhacay degmada Dharkeenleey ee Muqdisho, waxa ay Mujaahidiintu ku khaarijiyeen Aadan Cali Mukhtaar oo kamid ah ergadii soo xushay xildhibaanada Dhawaaqiida kooxda Ridada.
Murtadkan ayaa sidoo kale xog-haye u ahaa mid ka mid ah xubnaha golaha Dhawaaqiida ee baarlamaanka Dowladda Ridada.
Labada weerar waxaa fuliyay rag ka tirsan Katiibada Muxamed Binu Maslamah ee ku caan-baxday kala gaabinta iyo ugaarsiga Xubnaha Shisheeyaha soo duulay iyo Kuwa Murtadiinta ee kabo qaadka u ah Shisheeyaha.