Maxkamadda ku dhaqanka Shareecada islaamka ee wilaayada islaamiga ee Shabeellaha Dhexe ayaa riday islamarkaana fulisay xukun xaddu ridda ah, kaas oo lagu fuliyay nin u shaqeynayay Dowladda Maraykanka
Yaasiin Maxamuud Cumar ayaa maxkamadda ka hor qirtay in sarkaal Maraykan ah oo jooga Xalane uu usoo diray xogta iyo nambarada xubno katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, isagoo howshaas ku howlanna gacanta lagu soo dhigay.
Maalmo ka hor ayeey aheed markii fagaaro weyn oo ku yaala magaalada Ceelbuur ee Wilaayada Islaamiga Galgaduud lagu toogtay Saddex nin oo jawaasiis u ahaa sirdoonada Kufaarta iyo Murtadiinta.
Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Xukunka.
Calamada.com